زَوَّدَكَ اللَّهُ التَّقْوَى، وَغَفَرَ ذَنْبَكَ، وَيَسَّرَ لَكَ الْخَيْرَ حَيْثُمَا كُنْتَ
Zawwadakallahut-taqwa, wa ghafara dhanbaka, wa yassara lakal-khayra haythuma kunta
Allaah ha ku siiyo dhawrsasho, ha kaa cafiyo danbigaaga, oo khayrka ha kuu fududeeyo meelkasto oo aad joogto.
Dua for someone about to travel
A comprehensive dua asking for piety, forgiveness, and ease.